Owen Jones 
Taageerayasha Megan 
Hagaha Nafta, Shebeylkii Reer Aakhiradka Iyo Hoyadii Cabsida

Supporto

Buugan taageerayaasha Megan, waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da, dooda kayartahay toban iyo sadex sano.
madaama ay Megan da, daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun
Taxanaha mucjisooyinka ee Megan waxa uu kakoobanyahay labaatan iyo sadex sheekooyin kuwaasoo kusaabsan awooda gabadhan yar ay ledahay taasoo ah in ay sameen karto waxyaalo badan oo qofkale oo qoyskooda kamida uusan sameen karin. Buuga koowad ama sheekada koobad Megan waxey jirta toban iyo laba sano.waxaa heestay laba dhibaato oo weyn oon laga gudbi karin. Hooyaded waxeey kacabsi qabtay awoodahan qarsoon ooy gabadheda leedahay iskabadaa iney kacaawiso ee balse weyba niyad jabin jirtay.sidookale meysan heli karin macalin caawiyo gabadheeda sifa ay ukororsato awoodeeda mucjisooyinka ah. Megan hooyaded meysan rabin kaliya iney ogaato waxii macquulgal ah oo lasameen karo iyo sida loosameenkaro balse waxey rabtay iney ogaato gabadheeda sida ay uisticmaali doonto awoodaheedan qaaska ah. Megan waa gabar wanaagsan, sidaa darteed waxey uegtahay iney awoodaheda uisticmaali doonto sifiican balse waqti kasto ma fududo in lasameeyo waxyalaha wanagsan xataa adigoo og sheygaas waxa uu yahay.sheekooyinkan kusaabsan Megan waxa kaheli doono qofkasta oo daneeyo ama jecel awoodaha mucjisooyinka oo toban sano ilaa iyo boqol jir udhaxeeyaan. Buugan taageerayaasha Megan, waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da, dooda kayartahay toban iyo sadex sano.
madaama ay Megan da, daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun

€2.99
Modalità di pagamento
Acquista questo ebook e ricevine 1 in più GRATIS!
Formato EPUB ● Pagine 94 ● ISBN 9788835445203 ● Dimensione 0.3 MB ● Traduttore Noor Hassan ● Casa editrice Tektime ● Città San Antonio ● Paese US ● Pubblicato 2022 ● Scaricabile 24 mesi ● Moneta EUR ● ID 8681510 ● Protezione dalla copia Adobe DRM
Richiede un lettore di ebook compatibile con DRM

Altri ebook dello stesso autore / Editore

695.451 Ebook in questa categoria